{"id":404891,"date":"2019-10-09T09:42:08","date_gmt":"2019-10-09T06:42:08","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404891"},"modified":"2019-10-09T09:42:08","modified_gmt":"2019-10-09T06:42:08","slug":"madaxweyne-xaaf-oo-taageeray-guddiga-dhismaha-maamul-goboleedka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-taageeray-guddiga-dhismaha-maamul-goboleedka-galmudug\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xaaf oo taageeray Guddiga dhismaha maamul Goboleedka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa soo dhoweeyay Guddiga farsamada dhismaha Galmudug loo dhan yahay, isagoo ku baaqay in la taageero.<\/p>\n<p>Mudane; Xaaf ayaa qoraal kasoo abaxay Xafiiskiisa ku sheegay in uu la shaqayn doono Guddigan oo ay Magacowday Wasaaradda arrimaha gudaha ee Soomaaliya, isagoo howl-wadeennada ugu baaqay in ay waajibaadkooda u gutaan si ay ku dheehan tahay hufnaan iyo caddaalad ayna ka fogaadaan wax walba oo keeni kara shaki.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa soo dhoweeyay Guddiga farsamada dhismaha Galmudug loo dhan yahay, isagoo ku baaqay in la taageero. Mudane; Xaaf ayaa qoraal kasoo abaxay Xafiiskiisa ku sheegay in uu la shaqayn doono Guddigan oo ay Magacowday Wasaaradda arrimaha gudaha ee Soomaaliya, isagoo howl-wadeennada ugu baaqay in ay waajibaadkooda u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404892,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404891","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404891","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404891"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404891\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405169,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404891\/revisions\/405169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404891"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404891"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404891"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}