{"id":404847,"date":"2019-10-08T13:13:46","date_gmt":"2019-10-08T10:13:46","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404847"},"modified":"2019-10-08T13:13:46","modified_gmt":"2019-10-08T10:13:46","slug":"dowlad-g-hirshabeelle-oo-maalgelin-u-sameyneysa-ganacsatada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowlad-g-hirshabeelle-oo-maalgelin-u-sameyneysa-ganacsatada\/","title":{"rendered":"Dowlad G\/ Hirshabeelle oo Maalgelin u sameyneysa Ganacsatada ."},"content":{"rendered":"<p>Baladweyne(SONNA)&#8230;Wasiiru Dowlaha Wasaarada\u00a0 Ganacsiga Dowladda\u00a0 Gobleedka Hirshabeele Cali Maxmed Cali oo faahfaahin ka bixiyey Shirar looga hadlayey \u00a0horumarinta gacansiga deegnaada hirshabeele ayaa Sheegay in ay Xooga saari doonaan horumarinta Ganacsiga Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in ay kulamo la qaadan doonaan dhamaan ganacsatada Hirshabeelle asagoo sheegay in ay booqan doonaan Dhamaan Magaalooyinka hoos yimaado Maamulka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in Maamulka Hirshabeelle uu u soo jeestay dhiiragelinta Ganacsatada Hirshabeelle asagoo xusay in ay Maalgelin usameyn doonaan qaar ka mid ah Ganacsatada kasoo jeedo Magaalooyinka hoostago Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baladweyne(SONNA)&#8230;Wasiiru Dowlaha Wasaarada\u00a0 Ganacsiga Dowladda\u00a0 Gobleedka Hirshabeele Cali Maxmed Cali oo faahfaahin ka bixiyey Shirar looga hadlayey \u00a0horumarinta gacansiga deegnaada hirshabeele ayaa Sheegay in ay Xooga saari doonaan horumarinta Ganacsiga Hirshabeelle. Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in ay kulamo la qaadan doonaan dhamaan ganacsatada Hirshabeelle asagoo sheegay in ay booqan doonaan Dhamaan Magaalooyinka hoos yimaado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":404848,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404847","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404847"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404849,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404847\/revisions\/404849"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}