{"id":404788,"date":"2019-10-07T12:08:17","date_gmt":"2019-10-07T09:08:17","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404788"},"modified":"2019-10-07T12:14:13","modified_gmt":"2019-10-07T09:14:13","slug":"guddiga-diyaarinta-sharciga-doorashooyinka-oo-la-kulmay-xildhibaannada-iyo-odayaasha-ka-soo-jeedo-gobolada-waqooyi-ee-dalkasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-diyaarinta-sharciga-doorashooyinka-oo-la-kulmay-xildhibaannada-iyo-odayaasha-ka-soo-jeedo-gobolada-waqooyi-ee-dalkasawirro\/","title":{"rendered":"Guddiga diyaarinta sharciga Doorashooyinka oo la kulmay Xildhibaannada iyo Odayaasha ka soo jeedo Gobolada Waqooyi ee dalka+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)_ Guddiga KMG ah ee diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa kulan xarrunta Villa Hargeysa kula qaatay Xildhibaanadda iyo Odayaasha Dhaqanka ee kasoo jeedo Goboladda Waqooyi ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ujeedka kulanka uu guddiga la yeeshay xildhibaanadda iyo Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeedo goboladda Waqooyi ee soomaaliya ayaa ahaa sidii ay aragtidooda ku aadan sharciga doorashooyinka Qaranka ay ugu soo bandhigi lahaayeen guddiga.<\/p>\n<p>Xildhibaanadda iyo Odayaasha Dhaqanka ee kasoo jeedo Gobolada Waqooyi ayaa guddiga KMG ah ee soo diyaatinta sharciga doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka usoo bandhigay talooyinkooda iyo aragtidooda ku aadan Sharciga Doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>\u201cMarka hore waxa aan idinkaga mahadcelinaynaa sida aad inaga ogolaateen in aan kulankaan wada yeelanno, marka xigto waxaan idiin kaga mahadnaqaynaa sida aad guddiga aad ugu soo bandhigteen talooyinkiina iyo aragtiyadiina wanaagsan ee la xariiro sharciga doorashooyinka qaranka\u201dwaxaa sidaasi yiri gudooomiyaha Guddiga KMG ah ee diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka Xildhibaan C\/Laahi Abuukar Xaaji (Eng.Carab).<\/p>\n<p>Tan iyo markii la magacaabay guddigaan waxa uu waday kulamo uu la yeelanaayo qaybaha kala duwan ee bulshada si ay ula wadaagaan aragtiyadooda la xariira sharciga dooorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-404793\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"1044\" height=\"783\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka2-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka2-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka2.jpg 1152w\" sizes=\"auto, (max-width: 1044px) 100vw, 1044px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-404794\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka3-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"1105\" height=\"829\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka3-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka3-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka3.jpg 1152w\" sizes=\"auto, (max-width: 1105px) 100vw, 1105px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-404797\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka5-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"1040\" height=\"780\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka5-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka5-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka5-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka5.jpg 1152w\" sizes=\"auto, (max-width: 1040px) 100vw, 1040px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-404798\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka6-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"1039\" height=\"779\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka6-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka6-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka6-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka6.jpg 1152w\" sizes=\"auto, (max-width: 1039px) 100vw, 1039px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-404799\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka7-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"1189\" height=\"892\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka7-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka7-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka7-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guddiga-Doorashooyinka7.jpg 1152w\" sizes=\"auto, (max-width: 1189px) 100vw, 1189px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)_ Guddiga KMG ah ee diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa kulan xarrunta Villa Hargeysa kula qaatay Xildhibaanadda iyo Odayaasha Dhaqanka ee kasoo jeedo Goboladda Waqooyi ee Soomaaliya. Ujeedka kulanka uu guddiga la yeeshay xildhibaanadda iyo Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeedo goboladda Waqooyi ee soomaaliya ayaa ahaa sidii ay aragtidooda ku aadan sharciga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404789,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404788","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404788"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404800,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404788\/revisions\/404800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404789"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}