{"id":404734,"date":"2019-10-06T14:23:40","date_gmt":"2019-10-06T11:23:40","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404734"},"modified":"2019-10-06T14:48:06","modified_gmt":"2019-10-06T11:48:06","slug":"wasiirka-waxbarashada-galmudug-oo-ka-furay-dugsi-hoose-dhexe-deegaan-hoostaga-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-galmudug-oo-ka-furay-dugsi-hoose-dhexe-deegaan-hoostaga-guriceel\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo xarigga ka jaray dugsi hoose dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusa-mareeb-(SONNA)-Munaasabaddaan xarigga looga jarayay dugsiga Baxru-nuur ee deegaanka Balli-Howd oo hoostagta dagmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxaa ka soo Qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Galmudug,maamulka dagmada guriceel,maamulka dugsiga, waalidiin iyo waxgarad ka tiran dadka deegaanka ku nool, waxgaradka iyo dhalinyarada deegaanka Ballihowd ayaa ka mahadceliyay furitaanka dugsigaan iyagoo sheegay in uu ku soo beegmay waqti ay u baahnayeen.<\/p>\n<p>Shiiq Cabdirisaaq Maxamed Cali Mire Al-ashcari iyo Agaasimaha guud ee Madarasada Baxru-nuur oo ka hadlay xafladda lagu furayay madarasaddaan ayaa sheegay in Dugsigan hoose dhexe ee baxru-nuur oo ka howlgala deegaanno farabadan oo ka tirsan gobolka Galgaduud ay uga gol-leeyihiin sidii Caruurta ku nool deeganada ka fog magaalooyinka \u00a0loo gaarsiin lahaa adeeg waxbarasho.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada Galmudug\u00a0 Mudane Ahmed Deeq oo dhankiisa ka hadlay xafladda ayaa Sheegay inay bogaadinayaan dadaallada waxbarashada lagu gaarsiinayo\u00a0 dadka ku nool tuulooyinka ka fog magaalooyinka Galmudug.<\/p>\n<p>Dugsiga Baxru-nuur ayaa horay looga hirgaliyay dagmooyinka Dhuusmareeb Guriceel, Cadaado iyo deegaannada tuulo-caano, Ballicad, goodwiil oo ka tirsan gobolka Galgaduud taas oo dhalinyarada deeganadaas ay ku heleen adeeggii waxbarasho ay u baahnaayeen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-404742\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd6-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1044\" height=\"696\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd6.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1044px) 100vw, 1044px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-404741\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd5-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1026\" height=\"684\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd5.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1026px) 100vw, 1026px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-404740\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1043\" height=\"695\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd4.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1043px) 100vw, 1043px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-404739\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1050\" height=\"700\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd3.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1050px) 100vw, 1050px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-404738\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Balli-howd2-300x263.jpg\" alt=\"\" width=\"1033\" height=\"906\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusa-mareeb-(SONNA)-Munaasabaddaan xarigga looga jarayay dugsiga Baxru-nuur ee deegaanka Balli-Howd oo hoostagta dagmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxaa ka soo Qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Galmudug,maamulka dagmada guriceel,maamulka dugsiga, waalidiin iyo waxgarad ka tiran dadka deegaanka ku nool, waxgaradka iyo dhalinyarada deegaanka Ballihowd ayaa ka mahadceliyay furitaanka dugsigaan iyagoo sheegay in uu ku soo beegmay waqti ay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404737,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404734","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404734"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404751,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404734\/revisions\/404751"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}