{"id":404664,"date":"2019-10-05T19:54:54","date_gmt":"2019-10-05T16:54:54","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404664"},"modified":"2019-10-05T19:54:54","modified_gmt":"2019-10-05T16:54:54","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-shir-caalami-uga-qeybgalaya-dalka-switzerland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-shir-caalami-uga-qeybgalaya-dalka-switzerland\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo shir caalami uga qeybgalaya dalka Switzerland"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mundane Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba bay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.<\/p>\n<p>Ujeedada socdaalka wafdigan oo matalaya dowladda Soomaaliya ayaa la xiriirta ka qeybgalka shirka heerka caalami ah ee guddiga sare ee fulinta hey&#8217;adda QM ee qaxootiga adduunka oo lagu qaban doono dalkaasi.<br \/>\nKulankan oo ah kii 70aad aya waxaa iskugu imaan doono dalalka xubnaha ka ah, iyadoo Wasiirku uu ku matali doona Dowladda Soomaaliya. <\/p>\n<p>kulanka ayaa lagu qaadaa dhigi doonaa arrimaha qaxootiga adduunka, sidoo kalana lagu ansixin doonaa qorshe sanadeedka iyo miisaaniyadda hey&#8217;adda UNHCR.<br \/>\nSoomaaliya ayaa shirkan waxaa uu yahay fursad gaar ah,waxaana wafdiga lafilayaa in ay ku soo bandhigaan halkaasi daruufaha haysta qoxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mundane Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba bay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Ujeedada socdaalka wafdigan oo matalaya dowladda Soomaaliya ayaa la xiriirta ka qeybgalka shirka heerka caalami ah ee guddiga sare ee fulinta hey&#8217;adda QM ee qaxootiga adduunka oo lagu qaban doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404666,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404664","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404664","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404664"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404667,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404664\/revisions\/404667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}