{"id":404575,"date":"2019-10-04T09:15:09","date_gmt":"2019-10-04T06:15:09","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404575"},"modified":"2019-10-04T10:28:46","modified_gmt":"2019-10-04T07:28:46","slug":"13-qof-oo-ku-dhimatay-shil-ka-gaari-oo-ka-dhacay-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/13-qof-oo-ku-dhimatay-shil-ka-gaari-oo-ka-dhacay-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"13 Qof oo ku dhimatay shil Gaari oo ka dhacay Dalka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Ugu yaraan 13 Qof ayaa ku geeriyootay 38 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray, markii ay Xalay saqdii dhexe isku dhaceen Gaari Bas ah iyo Baabuur xamuul ah oo marayay inta u dhaxaysa degaanka Pala oo ka tirsan ismaamulka Kisumu iyo Magaalada\u00a0Kericho ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Labadii Darawal ee Buska iyo Gaariga xamuulka ah ayaa ka mid ahaa Dadkii ku dhintay shilkan, sida uu Jariiradda Daily Nation u sheegay Taliyaha Ciidanka Booliska ismaamulka Kisumu, Benson Maweu.<\/p>\n<p>Dhaawacyada ayaa la dhigay isbitaal Ismaamulka Kisumu , iyadoo qaarkoodna ay xaaladdoodu liidato, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka mid ah Saraakiisha Laanqeyrta Cas ee Dalka Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Ugu yaraan 13 Qof ayaa ku geeriyootay 38 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray, markii ay Xalay saqdii dhexe isku dhaceen Gaari Bas ah iyo Baabuur xamuul ah oo marayay inta u dhaxaysa degaanka Pala oo ka tirsan ismaamulka Kisumu iyo Magaalada\u00a0Kericho ee Dalka Kenya. Labadii Darawal ee Buska iyo Gaariga xamuulka ah ayaa ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404576,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404575","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404577,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404575\/revisions\/404577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}