{"id":404408,"date":"2019-10-01T11:23:49","date_gmt":"2019-10-01T08:23:49","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404408"},"modified":"2019-10-01T11:24:31","modified_gmt":"2019-10-01T08:24:31","slug":"shirka-madasha-iskaashiga-oo-muqdisho-ka-furmaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-madasha-iskaashiga-oo-muqdisho-ka-furmaysawirro\/","title":{"rendered":"Shirka Madasha Iskaashiga oo Muqdisho ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;.Ra\u2019iisulwasaare ku-xigeenka dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane \u00a0Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa si rasmi ah u furay Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo markii ugu horreysay lagu qabtay magaalada \u00a0Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirka oo socon doona muddo laba cisho ah waxaa looga hadlayaa arimo ay ka mid yihiin Siyaasadda,Dhaqaalaha iyo arimaha Bulshada,iyadoo ay ka qeybgalayaan \u00a0wakiillo ka kala socda in ka badan 50 dal,Safiirro iyo shirkado ganacsi oo caalami ah.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa khudbado ka jeediyay madax sare, safiirro iyo wakiillada qaar ka mid dalalka ka qeyb galaya, waxa ayna isla qireen in Soomaaliya sameysay horumar dhinacyo badan sanadihii u dambeeyay.<\/p>\n<p>Shirka Madasha Iskaashiga,waa markii ugu horeysay ee lagu qabto magaalada Muqdisho,ka dib markii dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay ku guuleysatay dhameystirka adeegyada lagama maarmaanka u ah qabsomidda shirkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;.Ra\u2019iisulwasaare ku-xigeenka dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane \u00a0Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa si rasmi ah u furay Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo markii ugu horreysay lagu qabtay magaalada \u00a0Muqdisho. Shirka oo socon doona muddo laba cisho ah waxaa looga hadlayaa arimo ay ka mid yihiin Siyaasadda,Dhaqaalaha iyo arimaha Bulshada,iyadoo ay ka qeybgalayaan \u00a0wakiillo ka kala socda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":404409,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404408","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404408","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404408"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404411,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404408\/revisions\/404411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404409"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}