{"id":404305,"date":"2019-09-29T11:09:43","date_gmt":"2019-09-29T08:09:43","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404305"},"modified":"2019-09-29T11:09:43","modified_gmt":"2019-09-29T08:09:43","slug":"ciidamada-qaranka-oo-toogasho-ku-dilay-dhagar-qabe-qarax-aasayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-qaranka-oo-toogasho-ku-dilay-dhagar-qabe-qarax-aasayay\/","title":{"rendered":"Ciidamada Qaranka oo toogasho ku dilay dhagar qabe Qarax aasayay"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)- Taliyaha Qaybta 27aad ee ciidanka xoogga dalka Gen.Axmed Maxamed Treedisho ayaa xaqiijiyay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay toogasho ku dileen xubin ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, kadib howlgal qorshaysan ay ka fuliyeen inta u dhaxaysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe.<\/p>\n<p>Warka waxaa uu intaasi raacinayaa in ninka la toogtay uu miino ku aasayay waddada isku xirta Balcad iyo Jowhar, gaar ahaan deegaanka Gololleey ee gobolkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale saraakiisha ayaa sheegay in dhagarqabahaasi miinada aasayay uu sidoo kale watay bistoolad uu doonayay in uu isku difaaco haddii la arko.<\/p>\n<p>Tan iyo intii ka danbaysay markii ciidamada qaranka ay wiiqeen awooddii kooxda nabad diidka ah ayaa waxay bilaabeen weerarro u badan qaraxyo miino ay la beegsadaan dadka rayidka ah ee isticmaala waddooyinka isku xira magaalada muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)- Taliyaha Qaybta 27aad ee ciidanka xoogga dalka Gen.Axmed Maxamed Treedisho ayaa xaqiijiyay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay toogasho ku dileen xubin ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, kadib howlgal qorshaysan ay ka fuliyeen inta u dhaxaysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe. Warka waxaa uu intaasi raacinayaa in ninka la toogtay uu miino ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404306,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404305","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404307,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404305\/revisions\/404307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404306"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}