{"id":404231,"date":"2019-09-28T10:21:26","date_gmt":"2019-09-28T07:21:26","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404231"},"modified":"2019-09-28T10:34:54","modified_gmt":"2019-09-28T07:34:54","slug":"404231-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/404231-2\/","title":{"rendered":"Gaalkacyo oo ka soo kabanaysa Colaadihii soo maray"},"content":{"rendered":"<p>Galkacyo- (SONNA)-\u00a0 Magaalada Galkacyo 2 sano kahor waxa ay astaan u ahayd colaado ragaadiyay geedi socodkii nabada magaalada \u00a0Waxa ay sheegayaan bulshadu in xiligaan meesha ay ka baxeen siyaasadihii isdiidanaa ee ka dhaxeeyay maamulada kuwaa oo xiliyada colaadaha galaafan jiray nolosha dadka islamarkaana wiiqay hormarkii bulshada<br \/>\nJamhuriyada Fedraalka somalia oo kaalin wayn ka gaysatay xallinta mushkiladaha siyaasadeed ee galkacyo horay uga jiray \u00a0ayaa\u00a0 waxay noqotay tulsaale wax ku ool ah marka la eego nabadda iyo wada noolanshaha \u00a0taa oo dawladdu waqti badan ku bixisay hirgalintooda<\/p>\n<div>Waxaa gudiyadii dawladda Soomaaliya ugu xilsaarnaa nabada galkacyo ku dhiirigaliyeen maamullada magaalada in aysameystaan xubno si gaar ah uga shaqeeya nabada iyada oo ay jiraan ciidamo suga amniga kuwaa oo hoostaga jamhuuriyada fedraalka somalia kaalin muglehna kaqaatay isdhexgalka bulshada magaalada galkacyo<\/div>\n<div>Sanado kahor dadka \u00a0magaaladan dagan maqabin rajo nabadeed waayo waxaa usawirnaa raadad coladeed oo ku salaysnaa aanooyin qabiil oo suurta gal kadhigayay in dhibaato ay dhacdo markasta madaama coladuhu ay ahayeen kuwo waxbadan soo socday<br \/>\nWaxaa dhibatooyinkii \u00a0galkacyo soomaray ay baabi iyeen nolosha dadka deegaanka jiil badan ayeey nolosha ku adkeyeen daruufihii laga dhaxlay qabiilka balse hada waxaa jira ifafaale \u00a0kaduwan sidii hore oo waxaa dhismaya hanaankii bulshada \u00a0marka la eego nabada ka hana qaaday<br \/>\ndadaalkii dawladda fedraalka maamulada ka jira magaalada iyo bulshada rayidka qaybeheeda kaladuwan waa sidee dareenka dadka magaalada galkacyo hada<br \/>\nWaxay Wakaalada wararka Qaranka Somaliyeed ee SONNA u shegeen bulshada magaalada galkacyo \u00a0sidii loo gaaray heshiiska nabad ku soo dabaalidda gaalkacyo in laga baaqsaday qasaare isugu jira naf iyo maal oo magaaladaan sanad kasta dhowr mar kadhicijiray taa badalkeedana wax walba sicaadiya ay kusoo laabteen<br \/>\nIsdhex galka bulshada oo ka duwan sidii u ahaa sanadihii colaadda waxa aad ka arkaysaa Gaalakcyo in wax wayn is badaleen bulsho aan awoodin in ay wax wada qabsadan kana tashadan danahooda \u00a0markii hore ayaa haatan ka shaqaynaya hormarka.<br \/>\nIfafaalaha muujinaya dawladnimada iyo kashaqaynta danta guud oo xawli ku socda\u00a0 ayaa guud ahaanba ka muuqda nolosha bulshada qaybaheeda kala duwan hadii ay ahaan lahayd dhinacyada waxbarashada, ganacsiga, caafimaadka iyo amniga intaba waana magaalo hada nolol ay ka jirto kana soo baxday xaalad adag<br \/>\nGaalkacyo waa Magaalo madaxda gobolka mudug waxayna dhacdaa bartamaha somaliya\u00a0 waxaana maamulkeeda gacanta ku haya maamulada Galmudug iyo puntland oo kala xukuma labada qaybood ee magaaladu u qaybsantahay waa koofur iyo waqooyi waana goob istiraatiiji u ah gobolada somalia.<\/div>\n<div><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-404232\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Gaalkacyo1-300x234.jpg\" alt=\"\" width=\"871\" height=\"679\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Gaalkacyo1-300x234.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Gaalkacyo1-768x598.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Gaalkacyo1-1024x798.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 871px) 100vw, 871px\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galkacyo- (SONNA)-\u00a0 Magaalada Galkacyo 2 sano kahor waxa ay astaan u ahayd colaado ragaadiyay geedi socodkii nabada magaalada \u00a0Waxa ay sheegayaan bulshadu in xiligaan meesha ay ka baxeen siyaasadihii isdiidanaa ee ka dhaxeeyay maamulada kuwaa oo xiliyada colaadaha galaafan jiray nolosha dadka islamarkaana wiiqay hormarkii bulshada Jamhuriyada Fedraalka somalia oo kaalin wayn ka gaysatay xallinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404234,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404231","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404231","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404231"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404237,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404231\/revisions\/404237"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}