{"id":404124,"date":"2019-09-26T10:26:57","date_gmt":"2019-09-26T07:26:57","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404124"},"modified":"2019-09-26T10:27:05","modified_gmt":"2019-09-26T07:27:05","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-la-kulmay-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-la-kulmay-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>USA-(SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo wax ku ool ah kula yeeshay Magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Gutteres.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa xoghaye Antonio Gutteres, faah-faahin ka siiyay xaaladaha uu Dalka marayo, kuwaas oo isugu jiro ammaanka, howlaha Bini\u2019aaddannimada iyo arrimaha siyaasadda.<\/p>\n<p>\u201cQaramada Midoobay waxay kaalin mug leh ka qaadaneysaa dhismaha iyo xoojinta ee hay\u2019adaha Dowladda, waxaanan rajaynaynaa in wada shaqeyntaas lasii dardargeliyo\u201d,ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa ka qeyb galaya shirka guud ee golaha Qaramada Midoobay, wuxuuna Magaalada New York kulamo kala duwan kula qaatay qaar kamid ah Madaxda Dalalka Caalamka ee ka qeyb galaya shirkaas.<\/p>\n<p>Maanta ayuu Madaxweyne Farmaajo khudbad ka jeediin doona shirka Qaramada Midoobe taas oo uu kaga hadlayo xaaladda guud ee Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA-(SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo wax ku ool ah kula yeeshay Magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Gutteres. Madaxweyne Farmaajo ayaa xoghaye Antonio Gutteres, faah-faahin ka siiyay xaaladaha uu Dalka marayo, kuwaas oo isugu jiro ammaanka, howlaha Bini\u2019aaddannimada iyo arrimaha siyaasadda. \u201cQaramada Midoobay waxay kaalin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404125,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404124","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404126,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404124\/revisions\/404126"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}