{"id":404058,"date":"2019-09-25T12:09:05","date_gmt":"2019-09-25T09:09:05","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404058"},"modified":"2019-09-25T13:32:23","modified_gmt":"2019-09-25T10:32:23","slug":"hayada-duulista-hawada-soomaaliya-oo-beenisay-in-la-joojiyay-duulimaadyada-aada-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayada-duulista-hawada-soomaaliya-oo-beenisay-in-la-joojiyay-duulimaadyada-aada-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda duulista hawada Soomaaliya oo beenisay in la joojiyay duulimaadyada aada Magaalada Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Helvetica','sans-serif'; color: #1c1e21; background: white;\">Muqdisho-(SONNA)-<\/span><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\"> Maareeyaha hay\u2019adda duulista Hawada Soomaaliya, Axmed Macalin Xasan, ayaa sheegay in aysan jirin xannibaad ay Dowladdu saartay duullimaadyada taga Magaalada Kismaayo.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Axmed Macallin, ayaa sheegay in aysan ahayn sida ay warbaahintu u dhigeen ee ah xayiraad, balse ay shirkadaha Diyaaradaha ku war geliyeen in duullimaadkooda Kismaayo ay hay\u2019adda ku soo wargeliyaan 24 Saac ka hor.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Axmed Macallin Xasan, Maareeyaha hay\u2019adda duulista Soomaaliya ayaa intaa ku daray in ay imminka ku shaqeeyaan nidaam caalami ah oo la jaan qaadaya habka Civil Aviation-nada Dunida, taas oo ah in aysan Hawadeenna marin Diyaarad aan laga war qabin.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Maareeyaha ayaa sheegay intii aysan Dowladdu Gacanta ku qaban habka duullimaadyada Dalka uusan ahayn mid wanaagsan, balse haatan uu yahay mid waafaqsan nadaamka caalamiga ah ee duullimaadyada Adduunka.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Maareeyaha hay\u2019adda duulista Hawada Soomaaliya, Axmed Macalin Xasan, ayaa sheegay in aysan jirin xannibaad ay Dowladdu saartay duullimaadyada taga Magaalada Kismaayo. Axmed Macallin, ayaa sheegay in aysan ahayn sida ay warbaahintu u dhigeen ee ah xayiraad, balse ay shirkadaha Diyaaradaha ku war geliyeen in duullimaadkooda Kismaayo ay hay\u2019adda ku soo wargeliyaan 24 Saac ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404059,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404058","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404061,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404058\/revisions\/404061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}