{"id":404017,"date":"2019-09-25T09:01:44","date_gmt":"2019-09-25T06:01:44","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404017"},"modified":"2019-09-25T09:05:01","modified_gmt":"2019-09-25T06:05:01","slug":"madaxweyne-farmaajo-iyo-raiisul-wasaaraha-belgium-oo-ku-kulmay-new-yorksawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-raiisul-wasaaraha-belgium-oo-ku-kulmay-new-yorksawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Belgium oo kulan ku yeeshay New-York"},"content":{"rendered":"<p>Yew-York-(SONNA)_Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Max&#8217;ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir gaar ah magaalada New York kula\u00a0 yeeshay Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Belgium.<\/p>\n<p>Shir-doceedka ay ku yeesheen magaalada New York Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Belgium Mudane Charles Michel waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, kaalinta Belgium ee dib u dhiska Soomaaliya iyo sidii Midowga Yurub u sii dardargelin lahaa taageerada uu ku bixiyo dowlad-dhisidda Soomaaliya.<\/p>\n<p>dalka Belgium-ka ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Yew-York-(SONNA)_Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Max&#8217;ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir gaar ah magaalada New York kula\u00a0 yeeshay Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Belgium. Shir-doceedka ay ku yeesheen magaalada New York Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Belgium Mudane Charles Michel waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, kaalinta Belgium ee dib u dhiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404019,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404017","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404017"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404021,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404017\/revisions\/404021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404019"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}