{"id":403765,"date":"2019-09-21T12:17:55","date_gmt":"2019-09-21T09:17:55","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403765"},"modified":"2019-09-21T12:17:55","modified_gmt":"2019-09-21T09:17:55","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-soo-dhawaysay-kacdoonka-shacbiga-bakool-ee-ka-dhanka-ah-argagixiada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-dhawaysay-kacdoonka-shacbiga-bakool-ee-ka-dhanka-ah-argagixiada\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Kacdoonka shacbiga Bakool ee ka dhanka ah Argagixiada"},"content":{"rendered":"<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12pt; line-height: 115%; font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"background-image: initial; background-position: initial; background-size: initial; background-repeat: initial; background-attachment: initial; background-origin: initial; background-clip: initial;\">Muqdisho-(SONNA)-War- Saxaafadeed ka soo baxay dowladda Federalka \u00a0Soomaaliya, ayaa lagu soo dhaweeyay kacdoonka shacabka Gobolka Bakool ay wadaan ,kaasi oo ka dhan ah kooxda argagaxisada Al-Shabaab oo caadaysatay waxyeelaynta nafta, hantida \u00a0iyo sharafa Soomaaliyeed.<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12pt; line-height: 115%; font-family: Arial, sans-serif; background-image: initial; background-position: initial; background-size: initial; background-repeat: initial; background-attachment: initial; background-origin: initial; background-clip: initial;\">.<\/span><span style=\"font-size: 12pt; line-height: 115%; font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"background-image: initial; background-position: initial; background-size: initial; background-repeat: initial; background-attachment: initial; background-origin: initial; background-clip: initial;\">&#8220;Kacdoonka \u00a0shacabka ee looga soo horjeedo kooxda Al-Shabaab, wuxuu horay uga socday gobollada Shabeellada Dhexe, Mudug iyo Hiiraan, taasoo lagu wiiqay itaalka kooxda Al-Shabaab ee maafiyada ah,,dowladdu waxay ugu baaqaysaa shacabka Soomaaliyeed in ay kala shaqeeyaan la dagaalanka kooxda Al-Shabaab oo duulaanka ku ah Diinta, Dadka, Hanitda iyo dowladnimada Soomaaliya.&#8221;ayaa laggu yiri waraxaafadeedka.<\/span><br \/>\n<!-- [if !supportLineBreakNewLine]--><br \/>\n<!--[endif]--><\/span><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black; background: white;\">Shacabka Soomaaliyeed, waxaan xasuusinaynaa in kooxda Al-Shabaab ay si \u00a0xoog leh u wiiqmayaan bilihii lasoo dhaafay, iyadoona ay dowladda ay isu soo dhiibeen horjoogayaal \u00a0iyo gacan ku dhiigla yaal ka tirsan kooxdaas.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War- Saxaafadeed ka soo baxay dowladda Federalka \u00a0Soomaaliya, ayaa lagu soo dhaweeyay kacdoonka shacabka Gobolka Bakool ay wadaan ,kaasi oo ka dhan ah kooxda argagaxisada Al-Shabaab oo caadaysatay waxyeelaynta nafta, hantida \u00a0iyo sharafa Soomaaliyeed. .&#8220;Kacdoonka \u00a0shacabka ee looga soo horjeedo kooxda Al-Shabaab, wuxuu horay uga socday gobollada Shabeellada Dhexe, Mudug iyo Hiiraan, taasoo lagu wiiqay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403765","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403765"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403770,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403765\/revisions\/403770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}