{"id":403748,"date":"2019-09-21T10:06:27","date_gmt":"2019-09-21T07:06:27","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403748"},"modified":"2019-09-21T10:18:43","modified_gmt":"2019-09-21T07:18:43","slug":"shirka-xeer-ilaalinta-dalka-oo-ka-furmaya-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-xeer-ilaalinta-dalka-oo-ka-furmaya-baydhabo\/","title":{"rendered":"Shirka xeer ilaalinta dalka oo ka furmaya Baydhabo+ Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)- Wafdigaan uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee dalka ,ayaa soo gaarey Magaalada Baydhabo Ee xarunta gobolka Baay, waxaa qayb ka ahaa Xeer Ilaaliyah guud ee qaranka,Waxana Garoonka Diyaaradaha Baydhabo Kusoo dhaweyay Wasiiro,Xildhibaano,Iyo Guddomiyaha Maxkamada Sare Ee DGKGS.<br \/>\nWaxaan Wafuuda Baydhabo Soo gaarey Ka Mid ah Xeer Ilaaliyaasha Dowlad Goboleedyada Xubnaha Ka ah Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ,oo Maalinta Barita ah Shir Uga Furmi doona Baydhabo,<\/p>\n<p>Mohamed Sheekh Cusmaan Oo Ah Xeer Ilaaliyah Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Ee Jubbaland ayaa sheegay in uu aad ugu Farsanyahay Imaasha Baydhabo,uuna ka qeyb gali doono Shirka Xeer Ilaaliyaha Dalka oo halkan lagu qaban doono.<br \/>\nGuddoomiyaha Maxkamadad Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahmed Ali Muuse ,oo ugu horeen halkaasi ka hadaley ayaa wafdiga uu hogaaminaayo Guddomiayaha Maxakadda sare Ee Dalka Baydhabo ku soo dhaweyay.<br \/>\nDr.Ahmed Ali Daahir ,Xeer ilaaliyah Guud Ee qaranka Ayaa ka warbixiyay Ujeedada Baydhabo usoo gaareen isagoona si rasmi ah ushaaciyay In Bari Shirka xeer Ilaaliyasha Dalka \u00a0Baydhabo uga furi Doono.<\/p>\n<p>Guddomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Baashe Yuusuf Ahmed ,ayaa Mas\u2019uulyiinta Dowlad Goboleedka \u00a0Koonfur Galbeed Ugu \u00a0Mahadceliyay Sida Wanaagsan Ay Baydhabo ugu soo dhaweyeen.<br \/>\nBari aya lagu wada in Baydhabo uu ka Furmo Shir ay isugu imaan doonan Xeer ilaaliyaasha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Fedaraalka Soomaaliyaa ,iyo Dowladda dhex Kaasi oo socon doona Muddo \u00a0Seddax \u00a0Maalin ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-403755\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.4jpg-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"1076\" height=\"717\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.4jpg-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.4jpg-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.4jpg-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.4jpg.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1076px) 100vw, 1076px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-403754\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.3jpg-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"1067\" height=\"711\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.3jpg-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.3jpg-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.3jpg-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.3jpg.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1067px) 100vw, 1067px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-403753\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.2jpg-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"1058\" height=\"705\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.2jpg-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.2jpg-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.2jpg-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.2jpg.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1058px) 100vw, 1058px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-403757\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.1jpg-1-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"1086\" height=\"724\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.1jpg-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.1jpg-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.1jpg-1-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Xeer-ilaaliyaha-Bayhabo.1jpg-1.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1086px) 100vw, 1086px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)- Wafdigaan uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee dalka ,ayaa soo gaarey Magaalada Baydhabo Ee xarunta gobolka Baay, waxaa qayb ka ahaa Xeer Ilaaliyah guud ee qaranka,Waxana Garoonka Diyaaradaha Baydhabo Kusoo dhaweyay Wasiiro,Xildhibaano,Iyo Guddomiyaha Maxkamada Sare Ee DGKGS. Waxaan Wafuuda Baydhabo Soo gaarey Ka Mid ah Xeer Ilaaliyaasha Dowlad Goboleedyada Xubnaha Ka ah Dowladda Fedaraalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403749,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403748","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403748"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403758,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403748\/revisions\/403758"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}