{"id":403643,"date":"2019-09-19T13:35:20","date_gmt":"2019-09-19T10:35:20","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403643"},"modified":"2019-09-19T13:50:13","modified_gmt":"2019-09-19T10:50:13","slug":"guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-ku-baaqay-in-la-qoro-riwaayadaha-ay-sameeyaan-abwaaniinta-soomaaliyeedsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-ku-baaqay-in-la-qoro-riwaayadaha-ay-sameeyaan-abwaaniinta-soomaaliyeedsawirro\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ku baaqay in la qoro Riwaayadaha ay sameeyaan Abwaaniinta Soomaaliyeed+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya mudane; Cabdi Xaashi C\/llaahi, ayaa Maanta ku baaqay in la qoro, lana keydiyo Riwaayadaha ay sameeyaan Abwaaniinta Soomaaliyeed, si ay Bulshadu u barato Taariikhda Fanka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo ka qeyb galay xuska Sanad guurada 21-aad ee Golaha Abwaannada Soomaliyeed oo 19 September, oo qabtay \u00a0xarunta Academyada cililmiga Fanka iyo Suugaanta, ayaa ku dheeraaday baahida loo qabo keyd Fan iyo Suugaan ah oo buuxa.<\/p>\n<p>Mudane;Cabdi Xaashi, ayaa sheegay in Taariikhda Fanka ee Caalamku ay leedahay keyd isugu jira mid duuban iyo mid qoran, halka Soomaaliyana anay jirin cid isku howsha, isagoo ku baaqay in dhammaan Suugaanta Soomaaliyeed loo sameeyo diiwaanno, si loo tixraaco uguna faa\u2019iideystaan Ardayda wax ka barata Dugsiyada iyo Jaamacadaha Dalka.<\/p>\n<p>Waasirka warfaafinta \u00a0dhaqanka iyo dalxiiska Soomaliya mudane; Mohamed Cabdi Xayir (Maareeye), oo kulankaasi ka qeyb galay ayaa isna sheegay in Abwaanka Soomaliyeed uu yahay mid aan sinnaba looga maarmin marka la eego xagga wacyi gelinta Bulshashada, isagoo xusay in ay door weyn ay ka ciyaareen baraarujinta Dad weynaha.<\/p>\n<p>Wasiir, Maareeye ayaa sheegay in ay wasaaraddiisu si buuxda ula shaqayn doonto golaha Abwaaniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403648 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/WhatsApp_Image_2019-09-19_at_2.05.13_AM2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"733\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/WhatsApp_Image_2019-09-19_at_2.05.13_AM2.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/WhatsApp_Image_2019-09-19_at_2.05.13_AM2-300x204.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/WhatsApp_Image_2019-09-19_at_2.05.13_AM2-768x521.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/WhatsApp_Image_2019-09-19_at_2.05.13_AM2-1024x695.jpeg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403647 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w21-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1082\" height=\"876\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w21-1.jpg 905w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w21-1-300x243.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w21-1-768x621.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1082px) 100vw, 1082px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403646 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w11.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"829\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w11.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w11-300x230.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w11-768x590.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w11-1024x786.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403645 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w21.jpg\" alt=\"\" width=\"1084\" height=\"877\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w21.jpg 905w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w21-300x243.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/w21-768x621.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1084px) 100vw, 1084px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya mudane; Cabdi Xaashi C\/llaahi, ayaa Maanta ku baaqay in la qoro, lana keydiyo Riwaayadaha ay sameeyaan Abwaaniinta Soomaaliyeed, si ay Bulshadu u barato Taariikhda Fanka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha oo ka qeyb galay xuska Sanad guurada 21-aad ee Golaha Abwaannada Soomaliyeed oo 19 September, oo qabtay \u00a0xarunta Academyada cililmiga Fanka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403647,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403643","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403643"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403652,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403643\/revisions\/403652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}