{"id":403635,"date":"2019-09-19T12:58:24","date_gmt":"2019-09-19T09:58:24","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403635"},"modified":"2019-09-19T12:58:24","modified_gmt":"2019-09-19T09:58:24","slug":"howl-wadeennada-madaxtooyada-qaranka-oo-maanta-ka-qeyb-qaatay-ololaha-is-xilqaansawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howl-wadeennada-madaxtooyada-qaranka-oo-maanta-ka-qeyb-qaatay-ololaha-is-xilqaansawirro\/","title":{"rendered":"Howl-wadeennada Madaxtooyada Qaranka oo Maanta ka qeyb qaatay ololaha Is-xilqaan+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maamulka iyo howl-wadeenada Madaxtooyada ayaa markii 8-aad ka qeyb qaatay Barnaamijka barnaamijka ololaha Is-xilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud ee Dalka.<\/p>\n<p>Dhismaha ka socda Madxafka Qaranka ayay howl-wadeennadu ka qeyb qaateen, iyaga oo saacado xiriir ah si wadajir ah uga shaqeynayey dib u dhiska goobaha danta guud.<\/p>\n<p>Maryan Aadan Amiin, oo ah wakiilka Tiyaatarka, Madxafka iyo Maktabadda Qaranka ee Barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegtay in shaqaalaha Madaxtooyadu ay kaalin muhiim ah ka qaateen Ololahan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, maamulka Madaxtooyada ayaa dhismaha Madxafka uga qeyb qaatay agab kala duwan oo fududeyn doona dhismaha socda, waxaana lagu wareejiyay hoggaanka Isxilqaan.<\/p>\n<p>Ku xigeenka Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Mudane; Cabdullaahi Sheikh Cabdikariin Yuusuf oo hoggaaminayay hawl-wadeennada Madaxtooyada ee Maanta ka qeyb galay is-xilqaan ayaa ku dhiirigaliyay shaqaalaha Madaxtooyada in ay xoojiyaan ka shaqeynta danta guud.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403641 \" style=\"font-weight: inherit;\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan51.jpg\" alt=\"\" width=\"1076\" height=\"717\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan51.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan51-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1076px) 100vw, 1076px\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403640 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan41.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan41.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan41-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan41-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan41-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403639 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan31.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan31.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan31-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan31-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan31-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403638 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan21.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan21.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan21-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan21-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan21-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403637 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan11.jpg\" alt=\"\" width=\"1082\" height=\"722\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan11.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/isxilqaan11-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1082px) 100vw, 1082px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maamulka iyo howl-wadeenada Madaxtooyada ayaa markii 8-aad ka qeyb qaatay Barnaamijka barnaamijka ololaha Is-xilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud ee Dalka. Dhismaha ka socda Madxafka Qaranka ayay howl-wadeennadu ka qeyb qaateen, iyaga oo saacado xiriir ah si wadajir ah uga shaqeynayey dib u dhiska goobaha danta guud. Maryan Aadan Amiin, oo ah wakiilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403638,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403635","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403635","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403635"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403635\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403642,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403635\/revisions\/403642"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}