{"id":403612,"date":"2019-09-19T09:22:44","date_gmt":"2019-09-19T06:22:44","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403612"},"modified":"2019-09-19T09:23:34","modified_gmt":"2019-09-19T06:23:34","slug":"maamulka-degmada-warsheekh-oo-sheegay-in-wax-laga-qaban-doono-baahiyaha-caafimaad-ee-halkaa-ka-jira-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-degmada-warsheekh-oo-sheegay-in-wax-laga-qaban-doono-baahiyaha-caafimaad-ee-halkaa-ka-jira-sawirro\/","title":{"rendered":"Maamulka Warsheekh oo sheegay in wax laga qaban doono baahiyaha Caafimaad ee halkaa ka jira+ Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Guddoomiyaha Degmada Warsheekh ee Gobalka Shabeellada dhexe, Xasan Maxamed Axmed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahiyay shaqooyin kala duwan oo halkaasi ka socda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ka hadlay kormeer shaqo oo ay isaga iyo xubno ka tirsan Golaha degaanku ku tageen Isbitaalka guud ee Degmada, kaas oo ay dhismahiisa iska kaashadeen Jaaliyadada ka soo jeedda degaanka iyo Shacabka Warsheekh, iyagoo ku ammaanay sida habsamida leh ee ay shaqada u gudanayaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu Maamulka Degmada soo Indha-indheeyay Maxkamada iyo xarumaha Ciidanka , si ay ugu kuur galaan howlaha ballaaran ee halkaasi ka socda.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Degmada Warshiikh , Xasan Maxamed Axmed ayaa sheegay in fadhiyada ugu horreeya ee golaha uu yeelanayo looga hadli doono baahiyaha Caafimaad ee ka jira Degmada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403614 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/QARAN1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/QARAN1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/QARAN1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/QARAN1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403615 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Qaran2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Qaran2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Qaran2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Qaran2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403616 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Qaran3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Qaran3-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Qaran3-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Qaran3-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Guddoomiyaha Degmada Warsheekh ee Gobalka Shabeellada dhexe, Xasan Maxamed Axmed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahiyay shaqooyin kala duwan oo halkaasi ka socda. Guddoomiyaha ayaa ka hadlay kormeer shaqo oo ay isaga iyo xubno ka tirsan Golaha degaanku ku tageen Isbitaalka guud ee Degmada, kaas oo ay dhismahiisa iska kaashadeen Jaaliyadada ka soo jeedda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403613,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403612","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403612"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403618,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403612\/revisions\/403618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}