{"id":403404,"date":"2019-09-16T10:34:23","date_gmt":"2019-09-16T07:34:23","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403404"},"modified":"2019-09-16T12:51:46","modified_gmt":"2019-09-16T09:51:46","slug":"wasiirka-caafimaadka-iyo-wafdi-ka-socda-who-oo-gaaray-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-iyo-wafdi-ka-socda-who-oo-gaaray-baydhabo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ka socda WHO oo gaaray Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)- Wasiirka \u00a0Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Drs Fowziyo Abiikar Nuur iyo wafdi heer caalami ah oo ka socda Hay\u2019adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa maanta gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.waxaanna wafdigaana halkaasi ku soo dhaweeyay mas&#8217;uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Agaasimaha xafiiska Mandiqadda Bariga &amp; Mediterranean-ka ee Hay\u2019adda Caafimaadka Aduunka ee WHO Dr.Axmed Al-Mandhari oo wafdiga WHO hoggaaminaya\u00a0 ayaa waxaa lagu wadaa in ay u kuur galaan xaaladaha caafimaad ee deegaanada dowlada goboleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Mudada ay wafdigaan ku joogaan booqashada deegaanada Koonfur galbeed, waxay booqan doonaan xarumaha caafimaadka oo ka mid yihiin Isbitaallada,goobaha Bukaan- socod eegtooyinka iyo hubinta xaaladaha caafimaad ka jira xeryaha ay ku nool yihiin dadka barakacayaasha ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)- Wasiirka \u00a0Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Drs Fowziyo Abiikar Nuur iyo wafdi heer caalami ah oo ka socda Hay\u2019adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa maanta gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.waxaanna wafdigaana halkaasi ku soo dhaweeyay mas&#8217;uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Agaasimaha xafiiska Mandiqadda Bariga &amp; Mediterranean-ka ee Hay\u2019adda Caafimaadka Aduunka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403420,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403404","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403404"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403408,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403404\/revisions\/403408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403420"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}