{"id":403288,"date":"2019-09-15T09:47:44","date_gmt":"2019-09-15T06:47:44","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403288"},"modified":"2019-09-15T09:47:44","modified_gmt":"2019-09-15T06:47:44","slug":"ciidamada-soomaaliya-oo-ku-guuleystay-joojinta-colaad-ka-soo-cusboonaatay-balanballesawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-soomaaliya-oo-ku-guuleystay-joojinta-colaad-ka-soo-cusboonaatay-balanballesawirro\/","title":{"rendered":"Ciidamada Soomaaliya oo ku Guuleystay joojinta colaad ka soo cusboonaatay Balanballe+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qaboojiyay xiisad colaadeed oo mar kale kasoo cusboonaatay degaanno hoos taga Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ciidamadan oo isgu jira CXD qeybta 21-aad iyo NISA ayaa gaaray degaannada Oodaale iyo Xersi Lugeey, iyagoo kala dhex galay Labad Beelood ee ay halkaasi xurfufta ku dhex martay.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysay Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa kulammo la qaatay Odayaasha iyo wax garadka kasoo kala jeeda degaannadaasi, waxaanay u sheegeen in aan la oggoleyn in ay halkaasi ka dhacdo dirir sokeeye Dhiig dambana uu ku daato macna darro.<\/p>\n<p>Odayaasha iyo waxgaradka degaannadaasi ayaa soo dhoweeyay Ciidamada qalabka sida iyo Saraakiisha hoggaamineysaba, waxanay u sheegeen in ay diyaar u yihiin in Dowladdu ay ka howl-gasho halkaasi, si xal loogu helo dilalka macna darrada ah, waxanay a dhinacooda ballan qaadeen in ay xoojinayaan nabad gelyada guud.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403290 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B0.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B0.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B0-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403291 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B1.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403292 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B2.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B2.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B2-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-403293 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B3.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B3.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/B3-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qaboojiyay xiisad colaadeed oo mar kale kasoo cusboonaatay degaanno hoos taga Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud. Ciidamadan oo isgu jira CXD qeybta 21-aad iyo NISA ayaa gaaray degaannada Oodaale iyo Xersi Lugeey, iyagoo kala dhex galay Labad Beelood ee ay halkaasi xurfufta ku dhex martay. Saraakiisha hoggaamineysay Ciidamada qalabka sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403289,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403288","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403288"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403294,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403288\/revisions\/403294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}