{"id":403236,"date":"2019-09-14T11:10:14","date_gmt":"2019-09-14T08:10:14","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403236"},"modified":"2019-09-14T12:13:29","modified_gmt":"2019-09-14T09:13:29","slug":"duqeymo-loo-geystay-shirkadda-shiidaalka-sacuudiga-ee-aramco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqeymo-loo-geystay-shirkadda-shiidaalka-sacuudiga-ee-aramco\/","title":{"rendered":"Duqeymo loo geystay Shirkadda Shiidaalka Sacuudiga ee Aramco"},"content":{"rendered":"<p>Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha Droniska ayaa sababay dab qabsaday 2-xarumood oo laga soo saaro saliidda Shidaalka ee dalka Sacuudiga,sida ay ku warameen madaxda (Shirkadda Aramco) ee ay maamulaan dowladda dalkaasi.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo madax kale ayaa sheegay in weeraradaasi lala beegsaday laba xarumood oo laga soo saaro Saliida Shiidaalka,kuwaa oo kala ah Abqaiq iyo Khurais<\/p>\n<p>Madaxda Dalka Sacuudiga ma caddeyn halka laga soo abaabulay weeraradaasi,waxaana intaa la raaciyay in ay socdaan baaritaanno ku aadan shilkaasi.<\/p>\n<p>Telefishinka Al Masirah ee ay maamulaan kooxda Xuutiyiinta ee magaalada Sanca ma xusin wax warar ah oo ku saabsan duqeymanka diyaaradaha Droniska ee gudaha Sacuudiga.<\/p>\n<p>Sacuudiga ayaa hoggaaminaayey isbaheysi ciidan oo tan iyo sanadkii 2015-kii la dagaalamaayey kooxda Xuutiyiinta ee maamula qeybo ka mid ah dalka Yemen<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha Droniska ayaa sababay dab qabsaday 2-xarumood oo laga soo saaro saliidda Shidaalka ee dalka Sacuudiga,sida ay ku warameen madaxda (Shirkadda Aramco) ee ay maamulaan dowladda dalkaasi. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo madax kale ayaa sheegay in weeraradaasi lala beegsaday laba xarumood oo laga soo saaro Saliida Shiidaalka,kuwaa oo kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":403238,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403236","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403236","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403236"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403236\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403247,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403236\/revisions\/403247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403238"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}