{"id":403235,"date":"2019-09-14T11:11:02","date_gmt":"2019-09-14T08:11:02","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403235"},"modified":"2019-09-14T11:13:09","modified_gmt":"2019-09-14T08:13:09","slug":"qarax-miino-oo-dad-ku-geeriyoodeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qarax-miino-oo-dad-ku-geeriyoodeen\/","title":{"rendered":"\u00a0Qarax Miino oo dad ku geeriyoodeen"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho-(SONNA)-<\/strong>Wararka hordhaca ee aan helayno ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay deegaanka Gololleey ee u dhaxeeya magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Booliiska Hir\/shabeelle XasanDhicisow xasan ayaa Sonna u xaqiijiyay in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen afar ruux oo ay ka mid yihiin\u00a0 madixii maaliyadda gobolka Shabeellaha dhexe C\/llaahi Shitaawe,Wasiirkii hore ee Ganacsiga Hirshabeelle Sabriye Cusmaan iyo Xasan Baldoos oo la shaqeynayay mid ka mid ah hey\u2019adaha samafalka ee ka howlgala Gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Ciidamada qaranka ayaa muddooyinkaan danbe waxay howgallo \u00a0dardar leh oo looga ciribtirayo nabad-diidka ka wadeen wadada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar, howlgalladaan qorshaysan ayaa la rajaynayaa in dhagarqabayaasha looga nadiifiyo, si muwaadiniinta Soomaaliyeed ay si nabadgalya ah ugu maraan wadadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wararka hordhaca ee aan helayno ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay deegaanka Gololleey ee u dhaxeeya magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka sh\/dhexe. Taliyaha Ciidamada Booliiska Hir\/shabeelle XasanDhicisow xasan ayaa Sonna u xaqiijiyay in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen afar ruux oo ay ka mid yihiin\u00a0 madixii maaliyadda gobolka Shabeellaha dhexe C\/llaahi Shitaawe,Wasiirkii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403237,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403235","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403235"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403241,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403235\/revisions\/403241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}