{"id":403186,"date":"2019-09-13T13:55:40","date_gmt":"2019-09-13T10:55:40","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403186"},"modified":"2019-09-13T13:56:51","modified_gmt":"2019-09-13T10:56:51","slug":"howl-gallada-cxds-ee-ka-socda-gobolka-sh-hoose-oo-lagu-baahinayo-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howl-gallada-cxds-ee-ka-socda-gobolka-sh-hoose-oo-lagu-baahinayo-sh-dhexe\/","title":{"rendered":"Howl-gallada CXDS ee ka socda Gobolka Sh\/hoose oo lagu baahinayo Sh\/dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Weerarrada iyo howl-gallada ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab ee haatan ka socda Gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu wadaa dhowaan in lagu baahiyo Gobolka Sh\/dhexe. sida uu sheegay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle, Cali C\/llaahi Xuseen (Guud-laawe).<\/p>\n<p>Mudane; Cali Guud-laawe, ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ay la kulmeen, Madaxda ugu sarreysa Dalka, ayna isla garteen in howl-gallada lagu baacsanayo haraadiga Al-Shabaab lagu fidiyo Sh\/dhexe, si loo ciribtiro cadowga.<\/p>\n<p>Hadalkan Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Guud-laawe ayaa imaanaya xilli ay Ciidamada xoogga Dalku guulo is daba joog ah kasoo hoynayaan dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab ee ku dhuumaalaysanaya degaanno kooban.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Weerarrada iyo howl-gallada ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab ee haatan ka socda Gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu wadaa dhowaan in lagu baahiyo Gobolka Sh\/dhexe. sida uu sheegay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle, Cali C\/llaahi Xuseen (Guud-laawe). Mudane; Cali Guud-laawe, ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ay la kulmeen, Madaxda ugu sarreysa Dalka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403187,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403186","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403186"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403188,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403186\/revisions\/403188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}