{"id":403166,"date":"2019-09-13T09:39:27","date_gmt":"2019-09-13T06:39:27","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403166"},"modified":"2019-09-13T09:39:27","modified_gmt":"2019-09-13T06:39:27","slug":"al-shabaab-oo-uu-jab-xooggan-kasoo-gaaray-howl-gal-ay-cxd-ka-fuliyeen-degaanka-jilib-marka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/al-shabaab-oo-uu-jab-xooggan-kasoo-gaaray-howl-gal-ay-cxd-ka-fuliyeen-degaanka-jilib-marka\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo uu jab xooggan kasoo gaaray howl-gal ay CXD ka fuliyeen degaanka Jilib Marka"},"content":{"rendered":"<p>Marka-(SONNA)-Howl-gallo baaxad leh oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 14 Oktoobar ka fuliyeen degaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu bur-buriyay fariisimo ay halkaasi ku lahaayeen malleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Howlaglkan oo Ciidanka xoogga fuliyeen Xalay ayaa sidoo kale waxay halkaasi ku dileen ugu yaraan Lix xubnood oo ka tirsanaa nabad-diidka, iyagoo sidoo kale kala wareegay Hub iyo Saanad Millitari.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Saraakiisha xoogga Dalka ee hoggaamineysa dagaalka ka dhanka ah Argagixisada ayaa Warbaahinta Qaranka Soomaaliya u sheegtay in ay weli halkaasi ka wadaan howlgallo lagu baacsanaya haraadiga Kooxda Al-Shabaab welina ay ku raad joogaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Marka-(SONNA)-Howl-gallo baaxad leh oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 14 Oktoobar ka fuliyeen degaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu bur-buriyay fariisimo ay halkaasi ku lahaayeen malleeshiyada Al-Shabaab. Howlaglkan oo Ciidanka xoogga fuliyeen Xalay ayaa sidoo kale waxay halkaasi ku dileen ugu yaraan Lix xubnood oo ka tirsanaa nabad-diidka, iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403167,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403166","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403166","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403166"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403168,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403166\/revisions\/403168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}