{"id":403037,"date":"2019-09-11T12:26:53","date_gmt":"2019-09-11T09:26:53","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=403037"},"modified":"2019-09-12T07:38:06","modified_gmt":"2019-09-12T04:38:06","slug":"hogaamiyaha-falastiin-oo-ku-hanjabay-inuu-ka-bixi-doona-heshiisyadii-ay-la-galeen-israiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hogaamiyaha-falastiin-oo-ku-hanjabay-inuu-ka-bixi-doona-heshiisyadii-ay-la-galeen-israiil\/","title":{"rendered":"Hogaamiyaha Falastiin oo ku hanjabay inuu ka bixi doona heshiisyadii ay la galeen Isra\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ku hanjabay inuu ka baxayo heshiisyadii ay la galeen Isra\u2019iil, haddii uu Benyamiin Netanyahu uu oofiyo balanqaadkiisii ahaa inuu qabsanayo dooxada Jordan iyo Waqooyiga Badda loo yaqaano (Baxrul meyd).<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ay baahisay\u00a0 Wakaaladda wararka ee Falastiin, ayaa lagu yiri: Cabaas wuxuu sheegay in heshiisyadii lala galay Israa\u2019iil ay dhici doonaan haddii ay Isra\u2019iil ku soo xad gudubto qeyba horleh oo dhulka Falastiin ka mid ah.<\/p>\n<p>Maxamuud Cabaas ayaa sidokale sheegay in go\u2019aamada Netanyahu ay ka hor imaanayaan go\u2019aamadii lawada galay iyo sharciyada caalamka.<\/p>\n<p>Netanyahu \u201cma doonayo xalkasta oo nabadda lagu xoojinayo mana aqoonsano in go\u2019aamada Dowladda Falastiin ay wax tar yahiin, wuxuna diidayaa heshiiskii hore ee la wada galay \u201d ayuu yiri Maxamuud Cabaas.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee guddiga fulinta Ururka Xoreynta Falastiin Saa\u2019ib Cureyqaad , ayaa sheegay in aan loo dulqaadan Karin hanjabaada Yahuuda ee ku aadan qabsashada dooxada Jordan iyo waqooyiga Baxrul meyd, talaabadana ay tahay dambi dagaal iyo meelka dhac loo geysatay karaamada Dadka reer Falastiin.<\/p>\n<p>Mas\u2019uul kale tirsan Ururka Xoreynta Falastiin ee PLO \u00a0oo lagu magacaabo Xanaan Ashraawi ayaa ku tilmaamay hadalka Netanyahu inuu yahay xadgudub dhuleed iyo\u00a0 mid qowmiyadeed oo meesha ka saraya fursadaha nabadda ee horay loo galay.<\/p>\n<p>Ugu danbeeyntii Ururka Xamaas ayaa si wada jir ah uga soo horjeestay hadalka hanjabaada ah eek a soo yeeray Benyamiin Netanyahu ee ku aadan inuu qabsashada dooxada Jordan iyo waqooyiga Baxrul meyd.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ku hanjabay inuu ka baxayo heshiisyadii ay la galeen Isra\u2019iil, haddii uu Benyamiin Netanyahu uu oofiyo balanqaadkiisii ahaa inuu qabsanayo dooxada Jordan iyo Waqooyiga Badda loo yaqaano (Baxrul meyd). War qoraal ah oo ay baahisay\u00a0 Wakaaladda wararka ee Falastiin, ayaa lagu yiri: Cabaas wuxuu sheegay in heshiisyadii lala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":403038,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-403037","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403037","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=403037"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403054,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/403037\/revisions\/403054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/403038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=403037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=403037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=403037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}