{"id":402866,"date":"2019-09-09T11:40:27","date_gmt":"2019-09-09T08:40:27","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=402866"},"modified":"2019-09-09T11:40:27","modified_gmt":"2019-09-09T08:40:27","slug":"raiisalwasaare-khayre-oo-ku-wareejiyay-150-000-oo-doollar-dhismaha-garoonka-dr-ayuub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisalwasaare-khayre-oo-ku-wareejiyay-150-000-oo-doollar-dhismaha-garoonka-dr-ayuub\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisalwasaare Khayre oo ku wareejiyay 150.000 oo doollar dhismaha garoonka Dr. Ayuub"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 18.0pt; background: white; vertical-align: baseline; margin: 0in 0in 15.6pt 0in;\"><strong><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #3a352a;\">Baydhabo-SONNA)-<\/span><\/strong><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #3a352a;\">Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ku wareejiyay 150,000 Doolar oo lagu horumarinayo garoonka ciyaaraha Dr. Abuub ee magaalada Beydhabo.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 18.0pt; background: white; vertical-align: baseline; margin: 0in 0in 15.6pt 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #3a352a;\">Garoonka ciyaaraha Dr. Ayuub ee casriyeynta lagu sameynayo ayaa qayb ka qaadanaya is-dhexgalka bulshadda, horumarinta ciyaaraha iyo soo saarista dhalinyaro leh xirfad ciyaareed wanaagsan oo qaranka ku matala tartamada caalamiga iyo kuwa heer gobol.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 18.0pt; background: white; vertical-align: baseline; margin: 0in 0in 15.6pt 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #3a352a;\">Wasiirka Ciyaaraha Koonfur Galbeed, Cali Dhuux, ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha uga mahad celiyay taageerada dhaqaale ee uu ugu deegay barnaamijka horumarinta garoonka ciyaaraha magaalada Beydhabo.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 18.0pt; background: white; vertical-align: baseline; margin: 0in 0in 15.6pt 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #3a352a;\">Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maalin kahor, isaga oo la hadlaya kumannaan ka tirsan bulshada Beydhabo ayaa ballaan qaaday in la horumarinayo garoonka ciyaaraha Dr. Ayuub si dhallinyaradu ay u helaan fursad ay ku horumariyaan xirfaddooda ciyaareed.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ku wareejiyay 150,000 Doolar oo lagu horumarinayo garoonka ciyaaraha Dr. Abuub ee magaalada Beydhabo. Garoonka ciyaaraha Dr. Ayuub ee casriyeynta lagu sameynayo ayaa qayb ka qaadanaya is-dhexgalka bulshadda, horumarinta ciyaaraha iyo soo saarista dhalinyaro leh xirfad ciyaareed wanaagsan oo qaranka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":402867,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-402866","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=402866"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":402868,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402866\/revisions\/402868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/402867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=402866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=402866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=402866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}