{"id":402828,"date":"2019-09-08T18:39:45","date_gmt":"2019-09-08T15:39:45","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/so\/?p=402828"},"modified":"2019-09-08T18:39:45","modified_gmt":"2019-09-08T15:39:45","slug":"xulka-qaranka-soomaaliya-oo-ku-wajahan-magaalada-harare-ee-dalka-zinbabwe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xulka-qaranka-soomaaliya-oo-ku-wajahan-magaalada-harare-ee-dalka-zinbabwe\/","title":{"rendered":"Xulka Qaranka Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Harare ee Dalka Zinbabwe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul Taariikhi ah ka gaaray Xulkii Zinbabwe lugta koowaad ee Koobka\u00a0 Aduunka oo ka dhacay Dalka Jabuuti,ayaa hadda waxaa uu kusii jeedaa Magaalada harare ee Dalka Zinbabwe.<\/p>\n<p>Xiddigaha Bad-weynta (Ocean stars) waxay maanta kusii jeedaan caasimadda Zinbabwe ee Harare, waxayna ciyaari doonaan lugta 2-aad ee is-reereebka Koobka Adduunka.<\/p>\n<p>Agaasimaha hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col; Maxamed Aadam Jimcaale Koofi qoraal uu bartiisa Facebook kusoo qoray \u00a0ayuu ku sheegay in kalsoooni weyn ay ku qabaan xulkeenna in guul kale oo Taariikhi ah ay ka gaaran Lugta labaad.<\/p>\n<p>kubaddu waa cad iyo madow \u00a0kalsooni weyn ayaannu ku qabnaa Xulka Qaranka Soomaaliya sida geesinimada leh ee ay Calanka u difaacayaan wiilasheena\u201dayuu yiri\u00a0 Col; Maxamed Aadam Jimcaale Koofi .<\/p>\n<p>Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa 1-0 kaga adkaaday xulka Zimbabwe, kadib ciyaar is-reeb-reeb ahayd \u00a0oo ku dhex martay Dalka Jabuuti, taasi oo loogu diyaar garoobayo Koobka Adduunka ee 2022 oo ka dhici doono\u00a0 Dalka Qatar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul Taariikhi ah ka gaaray Xulkii Zinbabwe lugta koowaad ee Koobka\u00a0 Aduunka oo ka dhacay Dalka Jabuuti,ayaa hadda waxaa uu kusii jeedaa Magaalada harare ee Dalka Zinbabwe. Xiddigaha Bad-weynta (Ocean stars) waxay maanta kusii jeedaan caasimadda Zinbabwe ee Harare, waxayna ciyaari doonaan lugta 2-aad ee is-reereebka Koobka Adduunka. Agaasimaha hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":402829,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-402828","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=402828"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":402830,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402828\/revisions\/402830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/402829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=402828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=402828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=402828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}