{"id":402823,"date":"2019-09-08T15:42:28","date_gmt":"2019-09-08T12:42:28","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/so\/?p=402823"},"modified":"2019-09-08T15:42:35","modified_gmt":"2019-09-08T12:42:35","slug":"beesha-caalamka-oo-soo-dhawaysay-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/beesha-caalamka-oo-soo-dhawaysay-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho- (SONNA)- War ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu taageeray Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada dowlad gobolleedka Galmudug,iyadoo lagu soo dhaweeyay dadaallada dib u heshiisiineed ee Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre uu ka wado deegaannadaasi.<\/p>\n<p>Beesha Caalamka ayaa waxa ay hoosta ka xariiqeen muhimadda geeddi-socodka dib-u-heshiisiin loo dhan yahay in ay tahay tallaabo muhiim u ah qabashada doorashooyinka dowlad-gobolleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Kooxda la-hawlgalayaasha caalamiga ah ee Soomaaliya sida \u00a0Hawlgalka Midawga Afrika\u00a0 ee Soomaaliya (African Union Mission in Somalia (AMISOM), Denmark, Ethiopia, European Union (EU), Germany, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Italy, Sweden, United Kingdom, United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) iyo United States ayaa soo dhaweeyay shirka dib u heshiisiinta ee dhawaan ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobolleedka Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo dhoweyneynaa ballanqaadka ay muujiyeen dhammaan dhinacyada ay khuseyso geeddi-socodka dib-u-heshiisiin loo dhan yahay oo aan bogaadinno dadaallada Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo sidoo kale dowlad-gobolleedka Galmudug iyo hoggaamiyeyaasha bulshada si ay u isugu keenaan dhammaan bulshooyinka \u201d ayaa lagu yiri Warka kasoo baxay Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho- (SONNA)- War ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu taageeray Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada dowlad gobolleedka Galmudug,iyadoo lagu soo dhaweeyay dadaallada dib u heshiisiineed ee Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre uu ka wado deegaannadaasi. Beesha Caalamka ayaa waxa ay hoosta ka xariiqeen muhimadda geeddi-socodka dib-u-heshiisiin loo dhan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":402824,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-402823","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=402823"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":402825,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402823\/revisions\/402825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/402824"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=402823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=402823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=402823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}