{"id":402819,"date":"2019-09-08T10:55:10","date_gmt":"2019-09-08T07:55:10","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/so\/?p=402819"},"modified":"2019-09-08T10:55:10","modified_gmt":"2019-09-08T07:55:10","slug":"wasiirka-maaliyadda-soomaaliya-oo-u-ambabaxay-adis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-soomaaliya-oo-u-ambabaxay-adis-ababa\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo u ambabaxay Adis-Ababa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Maaliyadda X.F.S Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, wuxuuna kula kulmi doonaa kooxda wada hadalka danyn cafinta u qaabilsan hay\u2019adda Lacagta Aduunka (IMF) waxaana laga wada xaajoon doonaa wajiga afaraad ee Barnaamijka \u00a0daynta cafinta Soomaaliy (SMP4).<\/p>\n<p>Ujeedada kulanka ayaa ah in si gaar looga wada hadlo wixii Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ay ka qabatay sadaxdii bil ee la soo dhaafay\u00a0shuruudaha ku xiran wada hadalka dayn cafinta wajiga afaraad , sidoo kale waxaa wadahadalka dhanka xukuumadda Soomaaliya\u00a0 ka qayb galaya wasiirka Qorsheynta iyo Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ka hor kulamada wada hadalka dayn cafinta Wasiir Beyle iyo wafdigiisu waxa ay kullamo gooni gooni ah la qaadan doonaan madaxda hay\u2019adaha dhaqaalaha caalamka iyo qaar ka mid ah wadamada daymaha ku leh Soomaaliya, waxaana kulamadaasi looga hadlayaa sidii Soomaaliya looga cafin lahaa daymaha lagu leeyahay.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyada Mudane Beyle ayaa raja wanaagsan ka muujiyay wada hadalka ay la galayaan IMF iyo guud ahaan in Soomaaliya laga cafiyo daymaha lagu leeyahay marka uu soo gabagaboobo Wajiga afaraad ee wada xaajoodka dayn cafinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Maaliyadda X.F.S Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, wuxuuna kula kulmi doonaa kooxda wada hadalka danyn cafinta u qaabilsan hay\u2019adda Lacagta Aduunka (IMF) waxaana laga wada xaajoon doonaa wajiga afaraad ee Barnaamijka \u00a0daynta cafinta Soomaaliy (SMP4). Ujeedada kulanka ayaa ah in si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":402820,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-402819","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402819","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=402819"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":402821,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402819\/revisions\/402821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/402820"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=402819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=402819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=402819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}