{"id":402702,"date":"2019-09-07T09:30:12","date_gmt":"2019-09-07T06:30:12","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/so\/?p=402702"},"modified":"2019-09-07T12:07:14","modified_gmt":"2019-09-07T09:07:14","slug":"r-wasaare-khayre-oo-xeraale-geeyay-dadkii-uga-bakaracay-coladda-si-loo-hubiyo-dhaqan-galka-heshiiskii-nabadeedsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-khayre-oo-xeraale-geeyay-dadkii-uga-bakaracay-coladda-si-loo-hubiyo-dhaqan-galka-heshiiskii-nabadeedsawirro\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Khayre Oo Xeraale Geeyay Dadkii Uga Bakaracay Coladda, Si Loo Hubiyo Dhaqan-galka Heshiiskii Nabadeed+sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Xeraale(SONNA) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud,si uu u hubiyo dhaqan gelinta heshiiskii nabadeed ee reer Huurshe iyo reer Xeraale ay ku wada saxiixdeen magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug.<\/p>\n\n<p>Socdaalka Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa qeyb ka ahaa xildhibaanno labada gole ka tirsan iyo qeyb kamid ah bulshadii colaadaha dartood uga barakacay Xeraale ee ku noolaa deegaanka Huurshe, Bulshada Magaalada Xeraale ayaana si heer sare ah usoo dhaweeyay wafdiga uu ra\u2019iisul Wasaaraha uu hoggaaminayay ee qeybta ay ka yihiin eheladadoodii ay colaadda isku waayeen.<\/p>\n\n<p>Bulshada ay dagaalladu kala geeyeen ee dib u midoobay maanta ayaa farxad iyo dabbaal degyo waaweyn ka dhigay Xeraale, waxa ayna si wadajir ah ugu ballan qaadeen Ra\u2019iisul Wasaaraha in nabad ay ku wada noolaanayaan oo ay meel uga soo wada jeesanayaan ciddii rabshado iyo colaad dambe hurineysa.<\/p>\n\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dhinacyada heshiiska saxiixay kula dardaarmay in ay ku fara adeygaan nabadda oo adkeeyaan dhaqan gelinta qodobada heshiiska, ayaa faray dhammaan hey\u2019adaha dowladeed ee ku shaqada leh in adeegyada nolosha aasaasiga u ah ay geeyaan Huurshe iyo Xeraale si bulshadu uga soo kabsato dhibaatooyinkii ka soo gaaray colaadda.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale hey\u2019adaha caalamiga ah ee ka howl gala dalka, faray in sida ugu dhaqsaha badan si buuxda ay uga qeyb qaataan dadaallada deegaannada Xeraale iyo Huurshe uga soo kabsanayaan saameyntii xumeed ee ay ku reebeen dagaalladii dhiigga badani ku daatay.<\/p>\n\n<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-402703\" src=\"http:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-1.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-402704\" src=\"http:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-2.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-402705\" src=\"http:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-3.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-402706\" src=\"http:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-4.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-402707\" src=\"http:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-5-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-5.jpg 864w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-402708\" src=\"http:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-6-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-6.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-402709\" src=\"http:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-7-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/RWasaare-Khayre-Oo-Xeraale-Geeyay-Dadkii-Uga-Bakaracay-Coladda-Si-Loo-Hubiyo-Dhaqan-galka-Heshiiskii-Nabadeed-7.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/>\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeraale(SONNA) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud,si uu u hubiyo dhaqan gelinta heshiiskii nabadeed ee reer Huurshe iyo reer Xeraale ay ku wada saxiixdeen magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Socdaalka Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa qeyb ka ahaa xildhibaanno labada gole ka tirsan iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":402709,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-402702","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402702","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=402702"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":402710,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/402702\/revisions\/402710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/402709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=402702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=402702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=402702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}