• 9+
1
Abdulkaadir

Messenger

New message requests
From Farxiyo Macal and 9 more
Ancaam Cabdi Mohamed
Ancaam Cabdi Mohamed
You called Ancaam Cabdi.  · 3m
Delivered
Zahra Dheemoon
Zahra Dheemoon
Adna qadeey  · 43m
Zuhuur Salaad
Zuhuur Salaad
Zuhuur called you.  · 2h
Cabdirisaaq Cabdullahi
Cabdirisaaq Cabdullahi
You: Shaqa miya jirtay cawa babankan hda tagy anba  · 16h
Delivered
Zaki Abdulahi Nadara
Zaki Abdulahi Nadara
You: Ok  · 16h
Yoonis Abdullahi Kaabul
Yoonis Abdullahi Kaabul
You called Yoonis.  · 16h
Ilyaas Abdullahi Raajaa
Ilyaas Abdullahi Raajaa
Ilyaas missed your call.  · 18h
Sent
Ayaan Ibrahim Hussein
Ayaan Ibrahim Hussein
Mxaa kaa cusub  · 1d
Ayaanle Mohamed
Ayaanle Mohamed
You: Alx  · 1d
Sucaad Cabdicasiis Daahir
Sucaad Cabdicasiis Daahir
You called Sucaad.  · 1d
Delivered
Maxamed Ciise Koonaa
Maxamed Ciise Koonaa
Maxamed called you.  · 2d
Fatim Ahmed Mohammed
Fatim Ahmed Mohammed
Pop It!: ‎لعب ‏‎Fatim‎‏ للتو. حان دورك الآن!‎  · 3d
Aamino Xuseen Maxamed
Aamino Xuseen Maxamed
You: Arya sharaf malaha miyan ku dhahay mugas xage warka la aday wayahy meshii wala lacda not balan ah hhh  · 3d
Delivered
Abdu Khadir Shacab Ali
Abdu Khadir Shacab Ali
You: Araya axadka rer waqoyiga ee meesha ka dhax qadeyay xow ahaa  · 4d
Maryan Ruun
Maryan Ruun
Welcome bro  · 4d
See all in Messenger

Hirshabelle State House

38K followers • 2 following
Follow
Message
More
Posts
About
Mentions
Reviews
Followers
Photos
Hirshabelle State House

Intro

 
This is the official page of the State house of the Hirshabelle State of Somalia
    Page · Government Official
    61 5519914
    hirshabellestate.so
    Not yet rated (1 Review)

Photos

 
See all photos
  • Privacy  ·
  • Terms  ·
  • Advertising  ·
  • Ad Choices   ·
  • Cookies  ·
  • More
      ·
Meta © 2022

Posts

Filters

Hirshabelle State House

  · 40m  · Shared with Public
Beledweyne: 09, Febaraayo, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka.
Madaxweynaha ayaa kulankaan warbixin uga dhageystay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka iyo kan degmooyinka iyagoo ka warbixiyay xaaladaha nololeed ee ka jira deegaanada iyo degmooyinka Gobolka Hiiraan.
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa Madaxweynaha uga war’bixiyay abaaraha baahsan ee ka jira Gobolka si gurmad deg deg ah loogu sameeyo deegaanada ugu daran ee abaaruhu ka jiraan.
Madaxweynaha ayaa balan qaaday in gurmad biyo dhaamin iyo gargaar la gaarsiin doono deegaanada iyo degmooyinka ay abaaraha ka jiraan.
Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn faray Maamulka Gobolka in si deg deg ah uga shaqeeyaan amniga iyo xasilinta Magaalada Beledweyne si looga hortago kooxaha nabad diidka ee dhibaateeya Bulshada.
-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA
DOWLADDA HIRSHABEELLE.
+14
325 Abdalla Omer Abdo, Daahir Cumar Macalin and 323 others
16 Comments
18 Shares
Like
Comment
Share

16 Comments

Most relevant

Active


Write a comment…
  • Mohamed Muhudiin Abdi
    Tariikh guul ah ee gashay tariikhda adduunka gashay.
    Guul iyo Gobanimo.
    • Like
    • Reply
    • 28m
View 13 more comments

Hirshabelle State House

  · 13h89hit7ttSplot0mc2it9ac4141nsloghr1i1eld6  · Shared with Public
INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Nabadoon Cabdi Xuseen Coloow oo kamid ahaa nabadoonada ugu caansan Hirshabeelle gaar ahaan Gobolka Hiiraan oo caawa koox argagixiso ah ay ku dileen Magaalada Beledweyne.
Allaha u naxariistee marxuumka waxa uu ahaa qof samaha jecel afgaaban cibaado badan u damqada bulshada kuwooda liita qeybwayna…
See more
May be an image of 1 person, standing and text that says 'ring da'
326 Daahir Cumar Macalin and 325 others
68 Comments
5 Shares
Like
Comment
Share

68 Comments

Most relevant

Active


Write a comment…
  • Baraha Bulshada  ·
    Follow
    Kulanka Sariirta, Wakhtigee ugu Haboon Xaaskaaga in loo Galmoodo; https://youtu.be/tzQ1MW43dSA
    Kulanka Sariirta, Wakhtigee ugu Haboon Xaaska in loo Galmoodo?
    YOUTUBE.COM
    Kulanka Sariirta, Wakhtigee ugu Haboon Xaaska in loo Galmoodo?
    Kulanka Sariirta, Wakhtigee ugu Haboon Xaaska in loo Galmoodo?
    • Like
    • Reply
    • 14h
View more comments
1 of 68

Hirshabelle State House

  · 23h89hit7ttSplot0mc2it9ac1141nsloghr1i1eld6  · Shared with Public
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa ka hadlay heshiiska rasmiga ah ee laga gaaray tabashadii beesha xawaadle ay ka qabeen Dowladda Hirshabeelle.
Sorry, we're having trouble playing this video.
Learn More
1.3K Hassan Abdulle Shamuq, Mohamed Aadam and 1.3K others
85 Comments
283 Shares
Like
Comment
Share

85 Comments

Most relevant

Active


Write a comment…
  • Sucdi Cabdi Banan
    Madaxwayne Guudlaawe dad walba jecel waxkastana wa u qalmaa wa shqsi waxkata oo wanag ah fahansan reer hiraana maanta wa gacmaha is qabsadeen nabada na deeqda hirshabelle maanta wa is raacday mahadsanid madaxwayne ali guudlaawe nin midinimada iyo nabada jecel ❤️🙏💯
    • Like
    • Reply
    • 21h
View more comments
1 of 77

Hirshabelle State House

  · 23h89hit7ttSplot0mc2it9ac2141nsloghr1i1eld6  · Shared with Public
Beledweyne: 08, Febaraayo, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan balaaran la qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka beesha xawaadle ee tabashada ka qabay Dowladda Hirshabeelle.
Madaxweynaha iyo odayaasha dhaqanka ayaa heshiis rasmi ah ka gaaray tabashadii iyo diidmadii ay ka qabeen Dowladda iyagoona ku balamay in maanta wixii ka dambeeyo laga shaqeeyo midnimada iyo wadajirka Dowladnim…
See more
+15
1.5K Abdirisak M. Abdulle, Nour Osmaan and 1.5K others
359 Comments
226 Shares
Like
Comment
Share

359 Comments

Most relevant

Active


Write a comment…
  • Active
    Nasteexo Cabdirashiid
    Guul iyo gobonimo
    • Like
    • Reply
    • 22h
View more comments
1 of 302
May be an image of 1 person, sitting and indoor

Hirshabelle State House

  · 40m  · Shared with Public
18 18
2 Comments
Like
Comment
Share

Comments

Most relevant

  • Mohamud Adan Mumin
    Ustaad Dabageed waan ku salaamay
    • Like
    • Reply
    • 28m
Active


Write a comment…
14h
21h
22h