Wasiirka Waxbarashada XFS oo aaladda Foggaan aragga ugu qeyb-galay Shirweynaha Sayniska Ee Carabta.

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabduqaadir, ayaa ugu qeyb-galay aaladda Foggaan aragga (Zoom meeting) Shirweynaha Sayniska Ee Carabta UNGA 77 ,Waxaana uu si qota dheer ugu hadlay muhiimadda ay leedahay In qorshe ballaaran ay ka yeeshaan Wadamada Caalamka guud ahaan gaar ahaan Wadamada Carabta ,Waxaana uu Xaqiijiyay In soomaaliya ay qeyb ka tahay ay kaalinteeda qaadan doonnto ,loomana baahan yahay Dunida arintaas in ay iska kaashadaan .

 

La wadaag cid kale