Wasiirka gaashaandhigga oo bogaadiyay howlgallada ay ciidanka xoogga iyo shacab iskaashana ka wadaan gobollo ka mid ah dalka

La wadaag cid kale

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhiga XFS ayaa ciidanka xoogga dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guulaha ay ka gaareen dagaalka lagula jiro kooxda argagaxisada ah ee Al-shabaab.

“Marka hore Ilaahey baa mahad u sugnaatey marka labaadna CXDS, Shacabka deegaanka iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed.

Ciidanka xoogga dalka iyo shacab oo iskaashanaya ayaa maalmahanba howlgallo lagu ciribtirayo nabad-diidka Al-shabaab ka waday degaanno ka mida gobollada Mudug. Galgaduud iyo Hiiraan, iyagoo dagaalladaasina jab xooggan lagu gaarsiiyay cadawga.

Geeshkayahoow guuleysta.”

La wadaag cid kale