Ra’iisul wasaaraha Uk oo ku dhawaaqday in ay kordhin doonaan taageerada ay siiyaan Ukraine

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dalka Ingiriiska Liza Truss oo khudbadeedii u horaysay jeedisay Arbacadii ayaa sheegtay in Dowladdeedu sii xoojin doonto taageerada ay u fidinayso dalka Ukraine oo dagaal kala dhexeeyo Ruushka, “Waxaan ballan qaadayaa in aan joogteyn doono ama aan kordhin doono taageeradayada milatari ee aan siino Ukraine,”Liza Hadalkeeda, ayay ku sheegtay in aanay jirin cid u hanjabtay Ruushka.

madaxweynaha Ruushka ayaa ku dhawaaqay abaabul ciidan oo hor leh isaga oo u yeeray 300,000 oo ciidamada kaydka ahaa,Ruushka ayaa sidoo kale ku hanjabay inuu samayn doono wax walba oo suurto gal ah hadii ay khatar gasho madaxbanaanida dalka Ruushka.

La wadaag cid kale