Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Beladweyne “Sawirro”

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer shaqo ku tagay Magaalada Beladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha howlgalka gaarka ah ee ciidamada Mareykanka ayaa Salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa ATMIS.

Wafdiga Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Warbixin ka dhageestay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo maal mahaan ku sugnaa Gobolka Hiiraan.

        

La wadaag cid kale