Safiirka Soomaliya ee dalka Masar oo la kulmay dhigiisa dalka Burundi

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA):-Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Safiirka dalka Burundi Ambassador Malachie Rachid Niragira.

Kulanka ayaa ahaa is xog wareysi, waxa ay kawada hadleen xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Burundi iyo sidii loo adkeyn lahaa iyagoo isku afgartay arrimo badan oo muhiim u ah labadda dal.

La wadaag cid kale