Safiirka midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya oo hambalyo usoo diray madaxweyne Xasan Sheekh

La wadaag cid kale

Brussels-(SONNA)-Danjiraha safaaradda JFS u fadhiya Waddamada ku bahoobay dhaqaalaha ee Belgium, Netherlands iyo Luxembourg (Benelux) iyo Midowga Yurub, Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), diplomaasiinta, shaqaalaha safaaradda iyo Ummadda Soomaaliyeed ee ku nool wadamada Benelux iyo Midowga Yurub ayaa hambalyo diirran usoo diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.

La wadaag cid kale