Ra’iisul wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka UK u joogta Soomaliya

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha iyo Safiirka ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo habsami u socodka iyo amniga doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaaruhu.

La wadaag cid kale