Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee Golaha shacabka

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA);-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Mudane Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad oo ay ka wada hadleen howsha doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo heer gebogebo ah mareysa.

Doorashooyinka labada Guddoon ee aqalka sare iyo Golaha shacabka ayaa loo balansan yahay in la qabto maalmaha fooda inagu soo haya.

La wadaag cid kale