Ra’iisul wasaare Rooble ayaa booqasho ugu tegay madaxweynaha JFS oo maanta la wareegay xafiiska

La wadaag cid kale

muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar ugu maqnaa dalka dibeddiisa ayaa booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta xafiiska la wareegay.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa madaxweynaha warbixin ka siiyay socdaalkii uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta iyo habsami u socodka howlaha xukuumadda.

La wadaag cid kale