Ra’iisul wasaaraha XFS oo magacaabay Gudidda qaban qaabada Toddobaadka xoriyadda

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Gudidda qaban qaabada munaasabadaha toddobaadka xoriyadda.

Maalmaha toddobaadka xoriyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya ayaa u astaysan 26-ka June iyo 1 bisha Julay.

Xusaskan ayaa sanad walba la qabtaa iyadoo guud ahaan Dalka oo dhan laga sameeyo dabaal degyo waaweyn iyo munaasabado farxadeed oo shacabku ugu dabaal degayaan Toddobaadka Xoriyadda.

La wadaag cid kale