Ra’iisal wasaaraha JFS oo dhiira-geliyayay soo bandhigidda sawirada muujinaya horumarka dalka+Sawirro

La wadaag cid kale

Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey hal abuurka xirfadda ku dhisan ee Maslax Cabdi Daahir (MaslaxArts).

Ra’iisal wasaaraa ayaa ku boggaadiyey in uu sii wado soo bandhigidda sawirrada ka hadlaya  horumarka dalka, hiddaha iyo dhaqanka.

La wadaag cid kale