Munaasabad lagu Xusayey maalinta Cafiska Soomaaliyeed oo lagu Qabtay Kampala “Sawirro”

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)-Munaasabad lagu xusayey maalinta cafiska Soomaaliyeed oo sanadkiiba mar la qabto ayaa lagu qabtay magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Madasha Kasmaal oo marti galineesay munaasabada ayaa ku soo bandhigtay dood cilmiyeed uu ciwaankeedu ahaa “ muhiimada cafisku u leeyahay bulshada Soomaaliyeed”. Waxaana marti ku ahaa Xildh Maxamed Ibrahim Macalimow.

Xildhibaanka ayaa bogaadiyay Barnaamijka cafis isagoo dhallinyarada Soomaaliyeed ee jaamacadaha ka dhigata Uganda iyo kuwa ka baxayba usoo jeediyay in cafiska ay iyagu dhexdooda ka bilaabaan ka dibna ay bulshada sii gaarsiiyaan.

La wadaag cid kale