Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleed Koonfur galbeed Soomaaliya

La wadaag cid kale

Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa goordhow u magacaabay Mudane Aadan mukhtaar suuriye xeer ilaaliyaha duud ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

La wadaag cid kale