Guddiga maaliyadda ee labad gole ee BFD oo kulan la yeeshay wasiirka maaliyadda XFS “Sawirro”

La wadaag cid kale
Muqdisho (SONNA)-Guddiga KMG Maaliyadda ee Labada Gole ee BFS ayaa maanta waxay kulan Kula yeesheen xarunta Aqalka Sare Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Kulankaan ayaa Ajandihiisu waxuu ahaa Su’aalo weydiin ku saabsan miisaaniyadda 2022 iyo xisaab xiradii 4 sano ee u danbeysay.
Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiyaha Guddiga KMG Maaliyadda Mudane Xildh. Maxamed Farax Nuux.
La wadaag cid kale