ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA):-ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka iyo u diyaar garowga maalmaha xuriyada.

Kulanka oo diirada lagu saaray xaalada Amniga dalka gaar ahaan ka shaqeynta maalmaha xuriyadda iyo sidii ay ugu qabsoomi lahaayeen si nabad ah.
kulanka oo ay goob-joog ka ahaayeen saraakiisha Amniga qeybahooda kala duwan.ayaa
ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddomiyaha Golaha Shacabka waxa uu laamaha Amaanka faray inay muujiyaan feejignaan dheeraad ah inta lagu guda jiro maalmaha xurriyadda.
La wadaag cid kale