In ka badan 2,000 ayaa u dhimtay xanuunka Covid-19 dalka Hindiya

La wadaag cid kale

Dalka Hindiya ayaa wararka ka imaanay waxa ay sheegayaan in xanuunka COVID-19 u ku soo laba kacleyay waxa usoo ritay dad farbadan 24kii saacadood ee ugu danbeyay ay u dhinteen 2,023 gudaha dalkaas.

Dhimashada ayaa la sheegayaa in ay sababtay ka dib markii ay gababsi ka noqdeen Isbitaalladka Hindiya Neefsiyeyasha dadka qaba xanuunka lagula tacaalayo.

Coronavirus ayaa  lasheegay in u si kordhay dalka Hindiya, dadka u ku dhacay ayaa hada gaaray in ka badan 295,041 ,24 saacadood ee la soo dhaafay, xogta wasaaradda caafimaadka dalka Hindiya ayaa sheegtay wadarta dhimashada  ayaa gaaraya 182,553.

Dalka Mareykanka ayaa lasheegay in u ka badan yahay xaga xanuunka Covid-19  dalka Hindiya ,iyadoo u marayo in ku dhawo 31 milyan Covid-19 ah,guud ahaan tirada guud ee Hindiya hadda waxay mareysaa 15.6 milyan xanuunka Covid-19 u soo ritay.

Isbitaalada ayaa wada dadaallo ay doonayaan in ay ku xakameyaan faafida xanuunka si dadka loogu helo Oksajiinka ku filin iyo sariiro lagu daryeelo dadka u hada soo ridanayo Covid-19.

 

La wadaag cid kale