Guddoonka Golaha Shacabka oo kulan la qaatay howlwadeenada Baarlamaanka “Sawirro”

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud, Ku xigeenada xoghaya iyo Agaasime waaxeedyada Golaha Shacabka JFS.

Guddoomiyaha ayaa warbixino Ku saabsan shaqooyinka ay qabtaan, howlaha u qabsoomay iyo qorshayaasha u yaala Ka dhageystay xubnaha.

ugu dambeyn Guddoomiyaha ayaa faray Madax qeybyada Golaha Shacabka in ay dardargeliyaan shaqooyinka ay u hayaan Golaha shacabka Isla markaana waax-waax loola xisaabtami doono.

La wadaag cid kale