Guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka oo la kulantay Musharax Daahir Maxamuud Geelle

La wadaag cid kale

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka BFS marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa hoyga ay ka dagantahay magaaladda muqdisho kuka kulantay musharax madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle.

Dhinacyadaasi waxa ay  ka wada hadleen xaalada guud  ee dalka iyo dardar galinta doorashada madaxweynaha dalka ee lagu balansanyahay in ay dhacdo 15 –ka bisha  aynu ku gudda jirno.

Musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa kadib ugu hambalyeeyay guushii ey  ka gaartay kursiga guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka BFS

La wadaag cid kale