Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha Bani’aadannimad JFS oo la kulmay guddiga gurmadka Abaarah

La wadaag cid kale

SONNA…Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha ee Soomaaliya ayaa la kulmay Guddiga Gurmadka Abaaraha.

Guddiga Gurmadka Abaaraha, ayaa soo bandhigay xogaha la xariira abaaraha iyo saamaynta ay ku yeesheen guud ahaaan dalka.

Ugu dambayn, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha ee Soomaaliya, ayaa u mahad celiyey guddiga isagoo ugu baaqay in ay wadashaqayn buuxda yeelan doonaan, si dalka looga samatabixiyo abaaraha.

 

La wadaag cid kale