Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal gaar ah lagu dilay dhagar qabe.

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal gaar ah oo ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen deegaanka Bukh-aqable lagu dilay. 18 ka tirsan maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al shabaab iyo Horjoogayaal.

Halkaan hoose ka Akhriso warsaxaafadeedka

 

 

La wadaag cid kale